Haya’da Caafimadka Aduunka World Health Organization (WHO)

Haya’da Caafimadka Aduunka Xarunteeda guud waxay kutaala (Geneva, Switzerland.) waxaa La Asaasay 1948 waxaan Loo Asasay in kor looguqaado Caafimadka guud iyo iskuxirka Caafimadka wadamada.

Taariikhada Asaaska Hay’ada Caafimadka Aduunka iyo Heerarkay Soomartay!

  • 1945: Golaha Qaramada Midoobay iyo Haya’ada Caalamiga ah ayaa ucodayay in La Asaaso Hay’adan.
  • 1948: waxaa si toos ah loogudhawaaqay in La asaaso Bishii April/7/1948 waxay shaqadeeda bilowday Bishii September 1/1948 isla 1948 Hay’ada Caafimadka Aduunka waxay Muhiimadeeda kowaad siisay Cudarada sida, DUUMADA (Malaria) , Qaxada (Tuberculosis), iyo Xanuunada Laysugudbiyo.
  • 1951: Howsha Hay’ada Caafimadka  Aduunka waxay Si dhab ah kadib markay heshay Agab Dhaqaaale iyo farasmo ah.
  • 1987: Hay’ada Caafimadka Aduunka Waxay bilawday Hindisaha Hooyada Badbaadada ah si loo yareeyo xanuunka iyo dhimashada hooyada 50% sanadka 2000
  • 1988: Hay’ada Caafimadka Aduunka waxay Dejisay Qorshe Lagucirbtiraaayo Ama Lagu yaraymaaayo Cudurka Dabaysha (Poliomyelitis) Marka lagaaaro Sanadka 2000
  • 1993 :  Hay’ada Caafimadka Aduunka Waxaa ay bilowday Barnaamij wadajir ah  Ee xanuunka HIV/AIDS

Markii ay dublamaasiyiintu kulmeen si ay u dhistaan ​​Qaramada Midoobay 1945-tii, waxyaabihii ay ka wadahadleen waxaa ka mid ahaa samaynta urur caafimaad oo caalami ah. Dastuurka WHO waxa uu dhaqan galay 7-dii Abriil 1948-kii – taariikhdaas oo aan hadda sannad walba u dabaaldegno Maalinta Caafimaadka Adduunka.

Waa maxay Yoolalka Ama Himilooyinka   (Goals)  Loo Asaasay Hay’ada

Caafimadka Aduunka (WHO)

  • Horumarinta Caafimadka Aduunka.
  • Iskuxirka Caafimadka Caalamiga ah  iyo Wadamada.
  • in Dowladaha  Lagacaawiyo Caafimadka
  • Udiyaar garowga Cudurada Faafa.
  • in lasamayo Cilmibaaris qusaysa Caafimadka.
  • in ladiro Digniinaha Caalamiga ah iyo Jawaab celin degdeg ah.

Wadamada Xubnaha ka ah.

Haya’da Caafimadka Aduunka waxa Xubno ka ah 194 Dal. dalalkaas ayaa soodoorta Agaasimaha guud

( Director-General) ee Hay’ada Caafimadka Aduunka Xilka waxa uu hayaa 5 sano Hada waxaa Xilka haya Dr. Tedros Adhanom

Wadamada xudunta u ah kaalmada iska wax uqabso (Core voluntary contributions (CVC)

Wadamada caawiya Haya’da Caafimadka Aduunka  kuwaas oo lagu tilmaamo pioneers waxa kamid ah Germany, the European Commission, NorwayRepublic of Korea, and Japan, and others  waxan kusookobaya jaantuskan soo socda.

Xigasho:- world health org.

Gunaanad !

Hay’ada Caafimadka Aduunka waxa ay kashaqaysa Aduunka oo idil si loohelo Aduun caafimad qaba  ah, kahortaga dhacdoonyinka caafimad daro ee aduunka.

Booqo website-keena ah  “https://cumarismail.com/

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *